Sale Youtube Baro oo Ka Shaqeyso | Bilow ilaa Dhamaad| Afsomali $14.00Free
(0 vote)

Youtube Baro oo Ka Shaqeyso | Bilow ilaa Dhamaad| Afsomali

23/06/2018 / No Comments

  Requirements-Waxa kaliy lagaaga baahanayahay waa: Af-Somali-You Have To Understan Somali Language No, Experience needed. Anyone with empty knowledge of YouTube can learn it. You should have basic knowledge on Computer and Internet. inta loo baahnayahay: Kaagama baahna inaad Xirfada hore oo fara bdan leedahay dhanka Computer just Computer iyo internetka waa inaad taqaan oo…

  • Admin bar avatar Teacher Faratoon
  • (0 vote)
  • 75 Students
$14.00 Free
Faratoon
Sale Al-Gebra | Ku Baro Af Somali $50.00Free
(0 vote)

Al-Gebra | Ku Baro Af Somali

05/06/2018 / No Comments

Waxaan ku baran Doonaa Basic Aljebra.Runtii hadii aad Tahay arday Waxaa Casharkani Si Weyn kaaga Caawin Doonaa Barashada Xisaabta Basic ah ee ALjabra.Taas oo keenta in Dhalin Badani Darteed Schoolada ugu Baxaan Markay ay Fahmi waayaan Basic hoose…     ku soo dhwoow casharadan oo ah kuwa aaad meel kasta u Qaadan karayso isla markaana…

  • Admin bar avatar Teacher Faratoon
  • (0 vote)
  • 12 Students
$50.00 Free
Faratoon
Sale BARO|CAMTASIA STUDIO| AF SOMALI $3.00Free
(0 vote)

BARO|CAMTASIA STUDIO| AF SOMALI

17/05/2018 / No Comments

Coursekaan waxaan ku baran doona qaabkee loo isticmaala barnaamijka Camtasia studio kaas oo loo adeegsado VIDEO EDITING.  Hada baratidna wuxuu kaa caawinaya inaa waxduubi kartid adoonan wax caawinaad ah aadan u baahan. waana barnaamij aad usahlan isticmaaalkiisa.

  • Admin bar avatar Teacher Faratoon
  • (0 vote)
  • 16 Students
$3.00 Free
Faratoon
Sale (COMPUTER) HARDWARE AND SOFTWARE {AFSOMALI} $4.00$3.00
(0 vote)

(COMPUTER) HARDWARE AND SOFTWARE {AFSOMALI}

17/05/2018 / No Comments

HARDWARE AND SOFTWARE-SHAHAADO KA QAADO kusoo dhawaada koorso la magac baxdey hardware and software kaas oo aan ugu talagalney mid bilow ilaa dhamaad. koorse kaan hada baratid wuxuu kaa caawinayaa inaa si fudud ku xalisan kartid wax walpa oo cilad ah oo computerkaaga ku yimaada adoonan u baahneyn wax caawinad qof kale ah. koorse kaan…

  • Admin bar avatar Teacher Faratoon
  • (0 vote)
  • 13 Students
$4.00 $3.00
Faratoon
Sale Sidee Looga Noqdo Macalin Madaxbanaan Online School Techshiil Free Plat Form
(0 vote)

Sidee Looga Noqdo Macalin Madaxbanaan Online School Techshiil Free Plat Form

07/05/2018 / No Comments

Waa Web Casri ah ,sidoo kale Techshiil waxyaabaha ugu kaga Duwan yahay Website kale ee Somalida waxa ka Mid ah waa Waxbarasho aan Cidi Qudha Maamulin. Waxyaabaha kale ee kaga Duwan yahay waxaa ka mid Qof kasta Xirfad leh ama Yaqaana Xirfada waxa uu si Xor u Soo galin Karaa webka isagoo Macalin Noqon Kara….

  • Admin bar avatar Teacher Faratoon
  • (0 vote)
  • 219 Students
Sale Barashada Af Somaliga (Saacado Kooban}
(2 votes)

Barashada Af Somaliga (Saacado Kooban}

07/05/2018 / 2 Comments

Koorsadan Waxaad Ku Baran Doonta Aasaaska Af Somaliga & Xarfihiisa,Sidoo kale waxaad Mudo Saacad ka yar ku Baran Doontaa Higaada iyo Kicinta afkeena Hooyo. Waxaanu Faa,iido u Yahay Ubad yar yar iyo sidoo kale Dadka waaweyn ee Bilowga somaliga aan Hore U baran Waxaana idin Soo Jeedin Doonaa Ustaad SHARMARKE AXMED

Sale OpenOffice Ku baro Somali
(0 vote)

OpenOffice Ku baro Somali

07/05/2018 / No Comments

Ma Tahay Qof Meharada haysta oo Doonayaa inuu Si Fudud u Xisaabtamo ama Inuu Meheradiisu noocay doonto ha noqotee uu si Fiican u Xisaabayo. Hadii aad Barato Xisaab Ama Account uma baahnaysid waana sida Excel oo kale markaa si fiican ula qabso oo shahaado ka qaad thanks.   Muhiim magacaaga oo saxan ku qor si…

  • Teacher Mohamed
  • (0 vote)
  • 115 Students
Sale AFSOMALI (HTML) BASIC 2 SAACADOOD $10.00$6.90
(0 vote)

AFSOMALI (HTML) BASIC 2 SAACADOOD

02/05/2018 / No Comments

Waad baran kartaa, kaliya waxaad u baahantahay saacado kooba,Mudo kooban ku baro Sida u Shaqeeeyo html oo luuqada webka. Waxaad Ku Baran Doontaa si Step By Step ah Adigoo Si Fudud Fahmi Dooona Casharada oo inuu Daadihinayo Ustaad Da,yar

$10.00 $6.90
Aqoon Site